header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031



Somali BBC & VOA

bana | Madaxweyne Sheekh Shariif oo kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Yaman | Soomaaliyeey: Maxaa haray oo leysku haystaa??? | Qardawi & Sh.Umul kee Raacnaa?- | Maamulka Gobolka Mudug oo sheegay in loo baahan yahay gargaar lala soo gaaro dadka soo barakacay ee ku sugan Gobolkaasi | Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ku taliyay in la joojiyo Ciidamada Shisheeye ee loo dirayo Soomaaliya | Maxaa ka jira in Qalab Ciidan oo ka degaya Dekedda Muqdisho uu u socdo Ciidamada Dowladda Soomaaliya? | Xaflad lagu Taageerayay Madaxweyneha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfurta Africa | Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo la filayo in loo magacaabo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya | SHIR AY ISUGU YIMAADEEN ODAYAASHA DHAQANKA BEELAHA BANAADIR IYO BEELAHA BARAAWE OO LOOGA HADLAY ARRIMAHA NABADGELYADA GOBOLKA BANAADIR

Headlines

Mareykanka, Midowga Yurub, Masar, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta oo soo dhaweeyay doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

image By Barqash ajuuna February 01,2009
Axad, February 01, 2009 Tan iyo wixii ka dambeeyay markii madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Shiikh Shariif Shiikh Axmed waxaa isa soo tarayay taageero loo jeedinayo madaxweynaha cusub.   Dowladaha Mareykanka, Masar iyo Ururrada Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta ...
back pause forward Full story »

Latest News

By Barqash ajuuna on April 19,2009

bana


imageaaliya ku gaaray in Dalka lagu xukumo Shareecada Islaamka, iyadoo bannaanbaxaasina uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir [full story]


By Barqash ajuuna on February 15,2009

Madaxweyne Sheekh Shariif oo kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Yaman


imageMadaxweynaha dowlada Midnimada Qaran ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Magaalada jabuuti kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Yaman Abuu Bakar Al-qurbi. Sheekh Shariif iyo Abuu Bakar Al-qurbi ayaa ka wada hadlay arimo dhowr ah ... [full story]


By Barqash ajuuna on February 15,2009

Soomaaliyeey: Maxaa haray oo leysku haystaa???


imageHogaamiyaha Xisbiga isbahaysiga dib u xoreynta soomaaliya Muddane Sheikh Shariif Sheikh Ahmed oo ku guuleystey inuu hogaanka u qabto maamulka cusub ee dawldda federaalka soomaaliyeed, hase yeeshee dadweynaha soomaaliyeed oo muujiyey rayi kala duwan, kuwa oo si xoog leh u ... [full story]


By Barqash ajuuna on February 13,2009

Qardawi & Sh.Umul kee Raacnaa?-


imageSida laga warqabo waxaa bayaan aad u cad soo saaray culumo uu ka mid ahaa Dr.Yuusuf Alqardaawi oo ah sheekh aad looga yaqaan caalamka islaamka qaasatan dalalka muslimiinta iyo kuwa carabta,waxuuna ka mid yahay  Sheekha inta tirada yar ee laga ... [full story]


By Barqash ajuuna on February 13,2009

Maamulka Gobolka Mudug oo sheegay in loo baahan yahay gargaar lala soo gaaro dadka soo barakacay ee ku sugan Gobolkaasi


imageJimco, February 13, 2009:Guddoomiyaha Gobolka Mudug C/nuur Diiriye Geesey oo saxaafadda kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in xaalado nafaqo darro ah oo baahsan ay ka jiraan meelo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, isagoo xusay in loo ... [full story]


By Barqash ajuuna on February 13,2009

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ku taliyay in la joojiyo Ciidamada Shisheeye ee loo dirayo Soomaaliya


imageJimco, February 13, 2009: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee mar kasta ka hadla dhibaatooyinka ka taagan dalka Soomaaliya, isla markaana ishaara sida xal loogu heli karo ayaa wuxuu ku taliyay in la joojiyo Ciidamada ... [full story]


By Barqash ajuuna on February 13,2009

Maxaa ka jira in Qalab Ciidan oo ka degaya Dekedda Muqdisho uu u socdo Ciidamada Dowladda Soomaaliya?


imageJimco, February 13, 2009:Warar kala duwan ayaa ilaa shalay waxay ka soo baxayeen markab ku xiran Dekedda Muqdisho, kaasi oo la shegay in uu wado qalab Ciidan. Wararkii ugu horeeyay ee soo baxay waxay sheegayeen in uu markabkaas qalab ciidan ... [full story]


By Barqash ajuuna on February 13,2009

Xaflad lagu Taageerayay Madaxweyneha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfurta Africa


image Xaflad lagu Taageerayay Madaxweyneha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfurta Africa Jimco, February 13, 2009:Xafladdan oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka K/Afrika ayaa ka dhacday Hoolka Xafladaha lagu qabto ... [full story]


By Barqash ajuuna on February 13,2009

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo la filayo in loo magacaabo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya


imageJimco, February 13, 2009:Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee dalka Jibouti ayaa sheegaya in maanta gelinta dambe uu madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed uu ku dhawaaqi doono Ra’iisal Wasaaraha Xukuumaddiisa.Wararku waxay intaas ku darayaan in madaxweynaha uu Ra’iisal ... [full story]


By Barqash ajuuna on February 10,2009

SHIR AY ISUGU YIMAADEEN ODAYAASHA DHAQANKA BEELAHA BANAADIR IYO BEELAHA BARAAWE OO LOOGA HADLAY ARRIMAHA NABADGELYADA GOBOLKA BANAADIR


imageWaxaa shir isugu yimid dhowaan Hoteel Shaamow, magaalada Muqdisho Odayaasha dhaqanka Beelaha Banaadiriga iyo Beelaha Baraawe kaas oo looga wada hadlayey arrimaha nabadgelyada Gobolka Banaadir.   Odayaashaas labada beelood oo ay kala hogaaminayeen Xildhibaan Caamir Axmed Maxamed (Jaketi) ... [full story]


127
Most Commented
Most E-mailed

More News